logo
Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipiscing elit. Aenean feugiat dictum lacus, ut hendrerit mi pulvinar vel. Fusce id nibh

Mobile Marketing

Pay Per Click (PPC) Management

Conversion Rate Optimization

Email Marketing

Online Presence Analysis

Fell Free To contact Us
Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipiscing elit. Aenean feugiat dictum lacus

1-677-124-44227

info@your business.com

184 Main Collins Street West Victoria 8007

Top

Wax baad ka dhagaysataa amma daawataa kuwaasi oo aan inta badan faa’ido lahayn

Wax baad ka dhagaysataa amma daawataa kuwaasi oo aan inta badan faa’ido lahayn

Wax baad ka dhagaysataa amma daawataa kuwaasi oo aan inta badan faa’ido lahayn

Xilligii dawladdii Siyaad barre, goortii Ololaha wax barashadu socday ee dadka guryahooga loogu tegi jiray, reer guuraaga lala guuri jiray, faa’ido badan kamay soo hoynin dadkii xilligaasi joogay inay xattaa luuqada afka ay ku hadlayaan qori karaan oo akhriyi karaan

Nin gaboobay, qof fursad waayay, iyo mid ku ciyaaray ayaa garan kara maanta wixii tacliin iyo wakhti uu halleeyey isaga oo awood you lahaa, fursado qaali ahna haystay isaga oo ka qoomamaynaya aqoon darrada iyo jahligu halka uu geeyey. Kaagama sheekaynayo akhristeyahaw suubani qiimaha wax barashadu leedahay oo taasi hareerahaaga ayay ka muuqdaan. Subaxdaad toosto iyo tallaabadaad qaadoba mutacalimiin ayaa dunidani ku soo kordhaya, waxbay soo kordhinayaan. Iyagaa dunida ugu degan, iyagaana you fikiraya oo sheekhu wuu kaa cilmi badan yahay xilliga uu dadka wacdiyo ayuu ka sii cilmi badan yahay, proffesar ku sidoo kale weeyaan, dhakhtarkuna markasta oo uu shaqada faraha kula jiro ayuu sii faa’idaystaa. Wax baro oo xafid, hana samaynin waxaad baratay, taasi ayaa dunida ugu nasiib xun. Waad dedaalaysaa xilliga aad dugsiga tegeysid, xilliga aad masaajidka diinta ka soo baranaysid, xilliga aad buugaag akhriyaysid laakiin mujeres Estonia dedaalkaasi halkee ayuu ku dambaynayaa haddiiba marka aad ka soo baxdo qolkii aad wax ku dhiganaysay ee gurigiina timaaddo halka aad ku tuurto buugaagta subaxa dambena ka soo qaado, maalinta imtixaankana maanka ku daaliso inaad xafiddo. Tacliintu gebi ahaanba haddii aad isku hesho fahan iyo ficil ayay kuu macaanaanaysaa oo jeclaysanaysaa inu qalinka iyo buugu saaxiibkaaga kowaad ahaadaan, maalaayacniga iyo wakhti lumiskuna cadawgaaga kowaad ahaadaan.

Marka loo eego soomaali gebi ahaanba meel kasta oo ay joogaan fursado badan ayay ka faa’idaysan waayeen; dhalliishana iyaga ayaa iska leh. Xilliyadii ka horreeyey ee xataa quraanka loogu keenay ardaayadooda iyaga iska dhaafe ubadkooga inay xoolo you diraan ayay ka home bidayeen barashada quraanka. Means jireen duruufo ku xeeran xilligaasi oo wacyi gelin la’aani ka mid tahay, waanay jireen dad fursado u waayay inay faa’idaystaan, laakiin uma malaynayo during the cudur daarkaasi manta jiro.

Tacliintu aaladda kumbuyuterka ee aad hadda isticmaalayso ee anigu waxaan qoray ka akhriyayso ayay ku jirtaa, oo web sites meel kasta yaallaa maxaase inaga hor jooga isticmaalkiisa habboon. Waa su’aal jawaabteed leh. Meel dheer uma doonayo jawaabtani ee aan kaaga soo qabto halka ugu fudud. Hubaal ma tahay in haddii aanu internet sites jirin, oo kombuyuuterka oo qaawani ku horyaallo caajis inta aad ka qaadid iskaga kacaysid, oo dhinaca Tv ga u leexanaysid, amma makhaayada you sheeko doonanaysid, amma ugu yaraan hurdoba la kala baxdo. Haddii aad intaasi middle uun igu diido waxan hubaa within the aad xaqiiqada is diidsiinayso, waa marka aan la hadlayo dadka intooda badan, ee laga reebo inta si hagaagsan u isticmaalaysa. Yara diga rogo, internetkii wuu ku hor yaallaa, aaladiina waa tani oo gacmahaaga ayay ku jirtaa, maxaa kuugu horreeya ee aad furaysaa? Warka ayaad yara eegtaa oo woxoogaa ayaad ku nasataa waxa dunida iyo deegaankaagaba ka dhacaya. Ciyaarihii ayaa ku xiga, emailkaagana ma hilmaamaysid ee waraaqihii kuu soo dhacay ayaad inta akhrido u jawaabtaa. Maxaa ku xiga? Messaging, haasaawe, fb, palltalk, skype, soo tiri inta social network ah ee aad gashid maalintii……………….. waad ka heshaa inaad xattaa you jawaabto oo you qorto sida ay adiga xaajo kula tahay, ee weli buug ma ka baadhay, cashar kugu adkaa ma ka baadhay Yahoo ka, adigu wax ma ku qortay amma casharroba ma ka daawatay faa’ido kuu ah?

Waynu hadalnaa, wax baynu daawanaa, waynu dhagaysanaa, oo intaasi waxbaynu ku mashquulsan nahay ee weli wax ma akhrinay?

Iska dhaaf qoraal age, xilliga aad buuga kala furto ayay xadhko badan oo maanka ahi cidhiidhi dareemaan, indhuhu isku rooraan, maskaxdu xisaabaad kale ku soo hor dhigtaa, buugga waynidiisa ka naxdaa, indhuhuna ku daalaan,oo ma messaging aad heshana dhammaan waxaasi oo dhami firfircooni halkii ugu sarraysay gaadhayaan.

Share
No Comments

Post a Comment